Buugaag-gacmeedka Ardayga

Si uu kaaga caawiyo inaad la qabsato waxbarashadaada cusub iyo deegaankaaga nololeed, waxaanu diyaarinay buug-gacmeedka ardayda. Waxay ku timaadaa luuqado badan waxayna haysaa macluumaad qiimo leh oo ku saabsan waxa laga filayo markaad timaaddo Delta.

 

Buugaag-gacmeedka Dugsiga Sare

Buugaag-gacmeedka Hoose